Al Shabaab oo gacanta ku dhigtay Diyaarad kusoo dhacday Deegaan ay maamulaan

Dagaalyahano katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa gacanta ku dhigay bur burka qaar kamid ah Diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo kusoo dhacday Deegaanka Beerxaani ee duleedka magaalada Kismaayo. Saraakiil katirsan Al Shabaab oo la hadlay Warbaahinta afkooda ku hadasha ayaa sheegay in Diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo falal basaas ah waday ay kusoo dhacday … Continue reading Al Shabaab oo gacanta ku dhigtay Diyaarad kusoo dhacday Deegaan ay maamulaan